Madaxweyne Farmaajo oo lagu eedeeyay in uu sameeyay Jabhado Hubeesan

Maamulka Somaliland ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo in uu sameeyay jabhado loogu tala galay in lagu carqaladeeyo maamulkaasi. Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Somaliland Maxamed Axmed Kaahin oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo sameeyay jabhado hubeesan oo lagu qasayo Jiritaanka Somaliland. Waxa uu sheegay Wasiirka Arimaha gudaha Somaliland … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo lagu eedeeyay in uu sameeyay Jabhado Hubeesan